Tuesday, August 12, 2008

siyaad oo isku bedelay xaabadii jahanamo

bal ninkan ilaahay baan idinku dhaariye
hadalada uu ku hadlaayo ila dhagaysta
wuxuu cadaystay gaalnimo cad oo aan
gabasho lahayn wuu ridoobay. qof islaam
ahaan jiray haduu gaalbo diinteena islamku
waxay qabtaa in dhegta dhiiga loo daro
waxbaa iska soo bax baxaya waar rag iyo dumarow
diintiina ku dheganaada dumarowna iska daaya
wixii ilaahay cadho galinaya ragowna ka baxa
qabyaalada iyo qudhanka oo noqda kuwii ilahay
u dhiibay masuuliyada iyo xilka

No comments: